Xoghayihii xisbiga mucaaridka ee wadani oo ka Jawaabay xilka qaadistii lagu sameyey

xogahayihii guud ee xisbiga mucaridka ee wadani  Maxamed Uurcade  oo warbahinta manta kula hadalyey gudaha magaalada hargeysa ayaa ka jawaabay xilka qaadistii ay ku sameyeen gudiga fulint ee xisbiga wadani.

Gudiga fulinta ee xisbiga wadani  aya kulan ay shalay yesheen oo uu gudominayey gudomiyaha xisbigsi  Cabdirahman ciro oo sheegay inay xilkii xoghayaha guud ka qadeen Maxamed Uurcade.

xogaha ayaa sheegay inanay gudiga fulintu xilka ka qaadi karin isla markaasina lagu doontay shirweyne kaasi xilka lagag qaadi karo

halkan ka daawo

Comments

comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *