xisbiga kulmiye oo iska difaacay eedaymihii kaga yimi xisbiga wadani

xisbiga xaakimka kulmiye ee somaliland ayaa markii ugu horeysay ka jawabay hadalo ka soo yeedhay hogaamiyaha mucaaridka somaliland mudane cabdiraham ciro kuwasii oo ku aadanaa eedaymo ka dhan ah maamulka kulmiye.

gudomiye ku xigeenka kowaad ee xisbiga kulmiye mudane ahmed cabdi dhere oo manta warbaainta kula hadlayey gudaha magalada hargeysa ayaa ka jawaabay eedaha kagag yimi xisbiga wadani wuxuna dhankiisa u jeediyey eedaymo kala duwan

halkan ka daawo

Comments

comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *