Xildhibanada Aqalka sare oo maanta ka Doodaya xeerkii lagu mamnuucay shirkada Dp world

Xildhibaanada Aqalka sare ee baarlamaanka Dowlada fedralka ah ee somaliya oo maanta kalfadhiga 3aad kulankiisa Kowaad ku yeelanaya xarunt baralamaanka aqalka sare ee ay ku leyihin magalada muqdisho ayaa waxa ay kaga Doodi donan Dhowr ajande oo uu ugu muhiimsan yahay  Xeerka Dhowridda Gobonimada iyo Madaxbanaanida Geyiga Soomaaliya kaasi  oo shalay Xildhibaanada Golaha Shacabka Anisixiyeen  islamakasina  dalka looga Mamnuucay SHirkadda DP World ee laga leeyahay Dalka   IMaaraadka Carabta.

 xildhibanada aqalka sare dood ka diba ayaa laga sugayaa inay Ansixiyaan xeerkan si uu usaxeexo madaxweynaha Dowlada fedralka ah ee somaliya mudane Maxamed cabdulaahi Farmaajo.

dhanka kalena xildhibaanad aqalka sare ayaa Daba gal ku samayn doona weerarkii bishii Decembar ee sanadkii tegay ee 2017 lagu qaday guriga xildhiban cabdi xasan Qaybdiid.

Ali suleiman

somaliswiss.com

Comments

comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *