Wasiirka Caafimaadka Switzerland Alain Berset oo booqday Afrikada Dhexe

Wasiirka Caafimaadka Switzerland mudane Alain Berset oo booqasho ku tagay dalka Africa Dhexe ayaa la kulmay Madaxweynaha dalkaas mudane Faustin Archange Touadera.

Alain Berset ayaa Madaxweeynaha Africada dhexe kala hadlay xaaladaha dalkaas ee murugsan iyo wadahadalada Kooxaha ku kacsan dowlada Africada dhexe.

Mudane Berset ayaa sidoo kale booqday qaar ka mid ah Xiryaha Qaxootiga ay ku nool yihiin dadkii ku barakacay dagaalada Sokeeya ee dalkaas ka taagan.

Somaliswiss.com

Comments

comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *