Wasiirka Amniga oo ciidamada ku amray in ay gacanta ku soo dhigaan kooxaha dilka ka fuliya Muqdisho

Mudane maxamed Abuukar Islow Ducaale Wasiirka Amniga  ee xukumada fedralka ah ee somaliya ayaa ciidamada amaanka ku amray in gacanta lagu soo dhigo koox dilal qorshaysan ka fuliya gudaha magalada muqdisho wuxuna sheegay inaan la aqbali karin dilal ka dhaca magalada muqdisho.

wasiirka amniga ayaa sidoo kale sheegay ka hor sugida amniga muqdisho  loo baahan yahay inay ciidamada amanka iyo kuwa milaterigu ay yeeshaan wada shaqayn buuxda si ay u fududaato wadashaqaynta amnigu.

mudooyinkii u danbeyey waxa magaalada muqdisho u soo badanyey dilalka loo geysanayo  askarta iyo dad shacab ah oo aan la garaneyn sababta loo dilayo iyo cida dilalka ka danbaysaba.

Ali suleiman

somaliswiss.com

Comments

comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *