Wadahadalada somaliya iyo somaliland oo dib u bilaabmaya

Dowlada fedralka ah ee somaliya ayaa ku dhawaaqday in dib loo bilabayo wadahadalkii usocday Dowlada fedralka ah ee somaliya iyo  maamulka somaliland .

Madaxweynaha Dowlada Fedralka ah ee somaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa sheegay  in ay muhiim tahay in somaliland wadahadal lala galo lagana qanciyo waxyaabaha ay tabanayaan

sidoo kalena wuxu sheegay inay Xukuumadiisu ay muhiimad gaara siinayso Dib u heshiisiinta wuxuna tilmaamay inay guul u arkaan heshiis rasmi ah oo ay wada gadhaan Dowlada fedralka ah iyo maamulka somliland.

Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in wadahadalku uu bilaabmi doono dhawaan si labada shacab ay isugu soo dhawaadaan.

wadahadalka somaliya iyo somaliland ayaa hore looqabatay waxanay noqdeen kuwo natiijo la aan ku soo dhamaday balse imika qaramada midoobay aya labad dhinaca ugu baaqay is dib loo soo celiyo wadahadalkii u socday.

www.somaliswiss.com

Ali suleiman

Comments

comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *