1 August iyo Hambalyada SomaliSwiss ee Jaaliyada Soomaaliyeed

1 August iyo Hambalyada SomaliSwiss ee Jaaliyada Soomaaliyeed

Maamulka iyo Shaqaalaha Warbaahinta¬†Somaliswiss.com ayaa dhammaan Umadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Switzerland waxaa ay halkaan uga dirayaan Hambalyo iyo Bogaadin Maalinta Xoriyada 1 August ee dalkaan Switzerland.. Agaasimaha Guud ee Warbaahinta SomaliSwiss Axmed Cabdi Tooyo iyo Wariyoyaaasha oo isku duuban waxa ay bashbash iyo baraaro u rajeenayaan guud ahaan Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalkaan […]