Somaliswiss oo booqatay xarunta kaalmeeynta Magangalya doonka ee Basel.

SomaliSwiss Media oo maanta booqatay qeybta  caawimaada Magangalya doonka ee ku taal gobolka Basel ee Switzerland.

Goobtaan oo Soomaalidu u taqaan Maama Africa waxa ay si weyn u yimaada soo galootiga dalkaan Switzerland halkaas oo cuna bilaasha ah laga bixiyo iyadoo maalin walba oo Talaado ah dhar lagu taageero dadka jeeb yarta ah iyo kuwa Ceyrta ku noolka ah.

Waxa ay sidoo kale sameeyaan la talin bulshooyinka ku cusub dalkaan ee doonayaan in ay ku noolaadaan dalkaan Switzerland kuwaas oo ka yimaado dalal badan oo caalamka ah.

Beratungsstelle für Asyl- suchende der Region

Freiburgerstrasse 66
4057 Basel

 

SomaliSwiss.com

SomaliSwiss Media in Switzerland.

Comments

comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *