Somaliland oo markii ugu horaysay ka hadashay shirkad Ganacsi oo laga furay Dubai

Wasiirka arimaha dibad iyo iskaashiga calamiga ee somaliland Mudane sacad cali shire  ayaa markii ugu horaysay faahfaahin ka bixiyey shirkad ganacsi oo lagu diwaan geliyey magaca somaliland investment.

sidoo kale wuxu faahfaahin ka bixiyey wadahadlkii somaliland iyo somaliya halka lagu qaban doono iyo wadamad ka soo qayb gelidoona wadahadalka .

iyo sidoo kale dhalinyaro somali ah oo deeganad somaliland  laga qoranayo oo la sheegay inay askarka noqonayaan dalka Qatar.

halkan hoose ka Daawo

Comments

comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *