Siyasi xusen oo ka hadlay kursi ka banan golaha wakilada somaliland ee muranka dhaliyey

siyaasi xuseen ahmed caydiid oo ka tirsan masuuliyiin xisbiga mucaaridkaa ee wadani oo maanta warbahinta kula hadlay magaalada hargeysa aya ka hadlay muranka ka dhashay kursi ka banan barlamanka somaliland oo uu banyey xildhibaan ibraahin kacaan oo geeriyooday islamarkaasina ahaa xildhibaankay tirada codka isku xigeen.

siyaas  Xussen ayaa sheegay in aanu filaneen in ay noqoto xildhibaan nimadiisu mid muran gasha , waxaana uu sheegay in ay hore golaha wakiilada xildhibaano ka badan 20 mudane ay boos banaanadey ay galeen wax muran ahina aanu ka dhalanin , balse ay isweydiintu tahay sababta tiisa muranka loo galinaayo

halkan ka daawo

Comments

comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *