Shirka Luuqada iyo Dhaqanka Afka Maayga Soomaaliyeed

Aqoonyahano iyo Khubura ayaa shir sanadeedkii Afka Maay ku yeeshay Magaalada Boras ee dalka Swedn kaas o looga hadlayay wax ka qabashada qoraala kala duwan oo Afka Maayga ah.

Khubarada ayaa kulankoodii isla gartay in loo talo badiyo sidii loo hali lahaa gudiyo si weeyn u qeexa Af Maay ka dibna Faafin rasmi ah ku soo saara Qoraalka Af ka Maay oo hada qaab Af guri ah u leh qoraalo ay leeyhiin dad kale duwan kuwaas oo sheeganaya in mid walba uu leeyahay qoraalkiisa uuna yahay kann rasmiga ah.

Aadan Bataar oo ka mid ah aqoonyahanadii ka qeyb galay shirkaas ayaa Wariye Caasha Cuud uga waramay kulankoodii iyo go`aamadii ka soo baxay.

 

SomaliSwiss

SomaliSwiss Media in Switzerland.

Comments

comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *