Sawiro/Dhagayso: Banaanbaxa Maalinta Shaqaalaha iyo Wariye Yoonis Timo

Wariye Yoonis Timo
         Wariye Yoonis Timo

Maalinimadii Shalay ayaa si weyn loga xusay Maalinta Shaqaalaha Aduunka Magaalada Zurich ee dalkaan Switzerland, halkaas oo ay iskugu soo baxeen bulshooyinka ku dhaqan Zurich.

Dad fara badan ayaa socod ku soo maray goobo ka tirsan Magaalada Zurich iyadoo amaanka si weyn u adkeeyay ciidamada booliska Gobolka Zurich.

Wariye Yoonis Timo oo ka qeyb galay banaanbax ka dhacay Magaalada Zurich ayaa Warbixintaan ka diyaariyay.

9111125137

Sawirda: Yoonis Timo

Somaliswiss.com

Somali Media in Switzerland

Comments

comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Top