Sawiro: Xaflada Dheelmintii Nabiga NNK oo ka dhacay Zurich

Isniin 18 Maay 2015: Culimada Ahlu Suna ayaa munaasabada balaaran oo ay ku xusayeen  habeenkii dheelminta nabigeena Muxamed NNKH  ku qabtay Magaalada Zurich ee dalkaan Switzerland.

Munaasbada leylatul micraajka oo ay ka soo qeyb galeen dada weyne fara badan oo ka kala yimid guud ahaan magaalooyinka dalkaan Switzerland iyadoo qaar ka tirsan Culimada Ahlu suna bulshadii ka soo qeyb gashay goobta kula hadlaan.

Culimada ka taariikhaayay muhiimada ay leedahay iyo taariikha leylatul micraajka waxaa ka mid ahaa Sheekh Axmed Duuri, sheekh Macalin nuur Macalin carabey, Shiikh Abuukar. Iyo culuma kale kuwaas oo dhamaan ka hadlay muhiimada ay leedahay Leylatul Micraaj oo ah habeenkii la dheelmiyay nagiga Maxmed NNK.55551744443333

Sawirada: Wariye Yoonis Timo

Somaliswiss.com

Somaliswiss Media in Switzerland

Comments

comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Top