Sawiro: Banaanbax weyn oo ka dhacay Bern Switzerland

Banaanbax balaaran oo ay ka qeyb galeen dad weyna fara badan oo  Soomaali, Afrikaan  iyo dad Swiss Ah ayaa Sabtidii ka dhacay Magaalada Caasimada Ah ee Bern ee dalkaan Switzerland.

isku soo baxa ayaa lagu muujinayay sida looga xunyahay qaxootiga labadii todobaad ee la soo dhaafay ku dhamaaday Xeebaha Taliyaaniga iyo Liibiya.

 Abaabulayaasha Banaanbaxa ayaa gabo gabadii waraaqo cabasho la xiriirta dhibaatooyinka lagu hayo Afrikaanka ku nool dalka South Africa u gudbiyay Safaarada Koofur Afrika ay ku leedahay magaalada Bern ee dalkaan Switzerland.

Bern 3 Bern 1Hiba Wiilo iyo Nafiso Banaanbixii Bern Switzerland Banaanbaxa BernHiba Adan Hiba Wiilo Somali SwitzerlandBern 2

Somaliswiss.com

Somali Media in Switzerland

Comments

comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *