Raysalwasaare Kheeyre oo la kulmay dhigiisa dalka Canada

Raysal wasaraha dawlada fedralka ee Soomaliya mudane Xasan Cali Kheyre ayaa la kulamay raysal wasaraha  dalka canada Justin Trudeau  kulankan oo ka dhacay magalada Davos ee dalka Switzerland oo uu ka socdo shirka looga hadalayo dhaqaalaha duunka.

labada raysal wasare ayaa isku arkay munsibada casho sharaf ahayd oo loo sameyey madaxdii ka soo qayb gashay shirka looga hadlayo dhaalaha aduunka   waxanay ay qateen shir istaag ah.

raysal wasaare xasan cali khayre aya qoral uu soo dhigay bartiiisa Twitter-ka  ku sheegay inay isaga iyo dhigiisa canada ka wada hadleen sii xoojinta xiriirka labada wadan

raysal wasaare khayre oo ku sugan magalada Devos ayaa kulamo la qadanaya madax badan oo ka kala socoda wadamada dunida

Comments

comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *