Ra’iisul wasaare kheyre oo kulan la qaatay Guddoonka Golaha Shacabka

Mudane Xasan Cali Khayre  Ra’iisul wasaaraha Dowlada fedralka ah ee somaliya ayaa xafiiskiisa ku soo dhaweyey gudoomiyaha cusub ee golaha shacabka iyo labadiisa ku xigeen.

Kulanka Ra`iisul Wasaare Kheyre iyo  Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan, Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka C/wali Ibraahim Sheekh Muudeey iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mahad Cabdalla Cawad  waxayaabaha looga hadalay  waxa ka mid ahaa sidii golaha shacabku uu sii wadilahaa howlaha qaranka ay u hayaan iyo xoojinta wada shaqaynta Xukuumadda iyo Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

dhawaan ayey ahayd markii  gudomiyaha cusub ee golaha shacabka xilka loo doortay  balse maalmihii ugu danbeyey wuxu waday kulamouu la qadanayo gudiyada golaha shacabka iyo sidoo kale isagoo booqday waaxaha xarunta golaha shacabka.

Ali suleiman

somaliswiss.com

Comments

comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *