Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Berri hortagaya Xubnaha Labada Gole

Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Mr Xasan Cali Kheyre ayaa la filayaa in maalinta berri ah uu hortago Xubnaha labada Gole ee Shacabka iyo Aqalka Sare.

Mr Kheyre ayaa labada Gole weydiisan doona Maalinta barri ah Codkooda Kalsoonida.

Haddii ay siiyaan Xildhibaanada Codka Kalsoonida Ra’iisul Wasaaraha Cusub ayaa waxa uu soo Magacaabi doonaa Golihiisa Xukuumadda.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii uu Magacaabay Ra’iisul Wasaarihiisa ku tilmaamay shaqsi Howlkar ah islamarkaana ay isla shaqeyn.

 

Source: Shabellenews

Comments

comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Top