Puntland oo Xalay joojisay Shir siyaasadeed loo ga hadalayey imaradka oo lagu qaban laha Magaalada Garoowe.

wararka laga helayo magaalada garoowe xarunta maamulka Putland ayaa sheegaya in ciidamada amaanku ay habenkii xalay ahaa joojiyeen shir ka dhici laha hotel ku yaala magaalada garoowe.

ciidamada amaanka aya goobta gadhay waxanay gudiga qaban qaabada ku amreen inanu jirin waxa shir ah oo lagu qabanayo goobta,waxanay gebi ahaanba qateen warqadihii casumada iyo kuwii ajandaha shirku ku qornaa.

kulanka ayaa waxa soo qaban qaabiyey dhalin yaro reer Putland aha waxana looga hadalyey arimaha ku saabsan xidhiidhka sii xumaanaya ee imaaradka iyo somaliya,dhanka kale maamulka putalnd ayaa u arkay kulanka in  looga soo horjeedo taageeradii Madaxweyne C/wali Gaas uu siiyay Imaaraadka Carabta.

balsw weli maamulka putland kama soo saarin sababta rasmiga ah ee shirkaasi loo joojiyey.

Ali suleiman

somaliswiss.com

Comments

comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *