Ololaha Doorashooyinka Baarlamaanka Dalka Jabuti oo bilaabmay

Waxa si rasmi ah u bilaabamay olaha doorashooyinka Barlaamanka ee dalka jabuuti kuwaasi oo ka socda gobalad dalka oo dhan waxan ku tartamaya xisbiyad ku midoobay aqlabiyada Madaxtooyad ee UMP iyo xibiyada EDG iyo PDD waxana ku tartamaaya 65 xildhiban oo ka soo bixi doon dalka oo dhan.

xildhibaanad baarlamaanka ee so bixi doona oo ah 65 xildhibaan ayaa 35 ka mid ah waxa laga soo dooranayaa caasimada dalka ee jabuuti halka 30ka soo hadhayna laga soo dooranayo 4ta Gobol ee kale.

Ololaha Dorashooyinka barlamaanka ee dalka jabuuti ayaa socondoo ilaa 23ka bishan ay ku jirno oo ay shacabku u dareeri doonan codbixinta,waxana  la adkeeyey amaanka dalka iyo xisbiyadana loogu baaqay iny ololaha si nabad ah ku qabsadaan.

Ali suleiman

somaliswiss.com

Comments

comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *