Ogeysiis: ka soo qeybgal Xaflada taageerada Madaxweeyne Farmaajo ee Zurich

Waxaa lagu wargalinayaa Soomaalida ku dhaqan guud ahaan dalkaan Switzerland ka soo qeyb galka Xaflad weyn oo lagu taageerayo Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

Munaasabada waxaa heeso Wadani iyo guubaabo iskugu jira ku soo bandhigo doona Fanaaniinta Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalkaan Switzerland ee kala ah Cabdow Muuri, Cumar Shariif, Maryan Ruun, Axmed Yaasiin,  SMJ, Cadeey Cali iyo  Haawo.

Xafladaan oo ay soo abaabulaan ururka Somalischer Dachverband Schweiz ayaa ka dhacaysa magaalada Bülach ee Gobolka Zurich maalinta bari ah taariikh 18.02.2017 saacada 17:00 Uhr Galabnimo.

 
faafaahin dheeraad ah ee xaflada kala xiriir 

Xasan Ismaaciil (Xasan Dheere) .  Basel: 078 905 0551

Cabdulqaadir Cismaan  . Luzern:  078 953  81 16

Xaawo Nuur Muudeey  . Zürich: Tel: 078 864 23 06

Cabdulqaadir Ducaale   . Neuchatel: 078 647 33 46

Goobta Xafladu waa
Schützenmattstrasse 30
8180 Bülach, Kanton Zürich

 

Somaliswiss.com

Comments

comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Top