Maydadka Dad Tahriibayaal ah oo laga helay xeebaha Dalka Spain

 

20 Qof oo muhaajiniin Afrikaan ah ayaa ku dhintay xeebaha Dalka Spain ciidamada gurmadka deg deg ah ee dalka marooko ayaa soo saaray Meydadka,ka dib markii ay Dooni ay saarnaayeen kula degtay badda xeebaha Melilla oo ah dhul yar oo ku yaalla Spain balse u dhow Dalka marooko.

Ciidamada booliska ee dalkaasi ayaa sheegay inay dadka dhintay badan koodu ahaayeen Afrikan.

Dadka muhaajiriinta ah ayaa ku safaraha badaha u dhaxeeya qarada afrika iyo yurub iyaga oo raadinaya nolol dhaanta ta afrika iyo shaqooyin ay ka helaan dalalka yurub.

Ali suleiman

Somaliswiss.com

 

Comments

comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *