Maxkamada gobalka maroodi jeex oo xukuntay Niciima Abwaan Qorane

Maxkamada gobolka Maroodijeex ee Somaliland ayaa xukun gadhaya 3 sano ku riday naciima Abwaan axmed Qorane oo mudoyinkii u danbe yey ku xidhanay magalaada hargeysa.

Ciidamada booliska somaliland ayaa naciima ka xidhay garoonka diyaaradaha ee magalada hargeysa iyadoo safar u baxaysa magalada muqdisho ee caasimada somaliya ka dib markii lagu soo eeeyey inay faafinayso mabda’a Soomaaliweyn.

Qarenk udoodayey Naciima ayaa qaybka mida warbaahinta u sheegay in dacwada lagu soo ogay ay ka mid ahayeen ceebeyn qaranimada Somaliland ah iyo sidoo kale firkado ay ku qortay baraha bulshada, qoraaladaasi ayaa lagu sheegay inay ku taageertay Soomaaliweyn.

Abwaanad naciima oo 55 maalmod ku xidhanayd saldhig ku yaala magaalada hargeysa  ayaa maanta xukunkan lagu riday,naciima ayaa mudoyinkii u danbeyey ku noolayd magaalada muqdisho  balse safar gaaban oo boqasho ay ugu timi qoyskoda ayaa ka dib agu xidhay garoonka diyaradaha ee magalada hargeysa.

Ali suleiman

somaliswiss.com

Comments

comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *