Maxamed Bin Salmaan ”Israa`iil xaq ayey u leedahay in ay dal yeelato

Dhaxal sugaha Boqortooyada sacuudi carabiya Amiir Maxamed Bin Salmaan ayaa markii ugu horaysay waxa ka soo yedhay hadal ka yabiyey dadka Islamka ka kaasi oo ah markii uu yidhi in Israa’iil  waxay xaq u leedahay in ay dal ugar ah yeelato.

Hadalkan ka soo yeedhay dhaxal sugaha ayaa u muuqda  isbadal ku yimi sucuudiga halkii uu ka tagnaa  magaalada Qudus Mareykanka ugu aqoonsaday Caasimada Yahuuda.

Maxamed Bin Salmaan ayaa wargayska Maraykanka ka soo baxa ee Atlantic u sheegay in Falastiiniyiinta iyo Israa’iilba ay si siman ugu qalmaan in ay yeeshaan dhul ay leeyihiin ,balse sucuudgu weli si rasmi ah uma aqoonsan xukumada Israa’iil laka beryahan waxa soo hagaagaya cilaaqadka sucuudiga iyo Israa’iil.

Dhaxal sugaha ayaa intaasi ku daray in Dowlada sucuudiga iyo Israa’iil ayaa halista ugu weyn ee calamka haysata u arkabuu yidhi Dowlada Iraan iyo malayshiyaadaka jihaad doonka ah ee ka dagaalama dalalka calamka,sida Kooxda Daacish, Alqaacida iyo kuwoo kale.

Ali suleiman

somaliswiss.com

Comments

comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *