Madaxweyne Gaas oo Wasiiro cusub magacaabay

Mudane Cabdi Wali Maxamed Gaas  Madaxweynaha Maamulka Puntland    manta masuuliyen cusub oo ka mid noqon doona golaha wasiiirada ee putland magacaabay.

Madaxweyne Gaas ayaa magacaabay laba wasiir oo cusub waxanay kala yihiin Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka, Waxaana loo magacaabay mudane  Daahir Xaaji Khaliif iyo sidoo kale mudane  C/raxmaan Salaad Maxamuud ayaa loo magacaabay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Kaluumeysiga iyo Khayraadka Badda ee Puntland.

madaxweynaha ayaa shegay inay xubnahaniyihiin masuuliyyin aqoon u leh xilka loo magacaabay

Ali suleiman

somaliswiss.com

Comments

comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *