Madaxweyne Gaas oo ka hadlay Go’aanka Puntland ee Imaaraadka Carabta

Mudane Cabdiwali Maxamed Cali Gaas  madaxweynaha dowlada goboleedka somaliyeed ee putland oo warbaahinta kula hadalay saldhiga ciidamad badda ee putland ee ku yala duleedka magalad boosaaso ayaa ka hadlay wararka shegaya in dowladda Imaaraadka Carabta ay ka baxday degaanda Puntland.

wuxuna shegay inay imaaradka leeyihiin xidhiidh wanagsan oo aad u qotodheer kuna adan horumarka dowlada Putland,wuxuna beeniyay in Garoonka Boosaaso ay ka baxeen tababarayeyaal u dhashay dowladda Imaaraadka Carabta.

madaxweynah Gaas aya sidoo kale sheegay in ay sii wadaya wada shaqeynta dowladda Imaaraadka Carabta wuxuna intaasi ku daray inanay jirin sarakil imaarad ah oo lagu dhibay garoonka diyaaradaha ee magalada boosaaso.

Ali suleiman

somaliswiss.com

 

Comments

comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *