Madaxweyne Farmaajo oo kusii jeedda Sacuudiga

Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo madaxweynaha Dowlada fedralka ah ee somaliya iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa safar ugu baxaya Dalka boqortooyada sucuudiga carabiya halkaasi oo uu kaga qayb geli doono shirka jaamacada Carabta.

Madaxweynaha ayaa la filayaa inuu halkaasi ka soo jeediyo khudbad uu kagag hadlayo xalada somaliya ee xiligan, ee dhinacyada ,amniga ,horumarka iyo dagaalka lagula jiro xoogaha argagixisada.

marka uu kulanku  soo idlaado waxa la filayaa inuu madaxweyne farmaajo kulamo gargar ah la yeelan doono  madaxda ka kala socda wadamada carabta.

Ali suleiman

somaliswiss.com

Comments

comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *