Madaxweyne Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtay

Madaxweynaha Dowlada fedralka ah ee somaliya  Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wefti balddhan oo uu hogaminayo aya saak dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii ay ka qayb galeen shirka madaxeedka dalalka xubnaha ka ah Jaamacadda Carabta  oo ka dhacay dalka sacuudiga.

Madaxweynaha aya intii uu socday  shirku wuxu madaxda dalalka carabta la wadaagay guulaha ay gaadhay somaliya dhinacyad amniga iyo dib udhiska dalka ,iyo sidoo kale waxyabaha u qorshaysan somaliya ,waxyabaha ay doonayaan in ay dalalka carabtu ka caawiyaan somaliya.

madaxweynaha aya intii uu socday shirku wuxu madaxda xasuusiyey muhiimada ay leedahay wadajira iyo isku duubnanta ay u leedahay dalalka walaha ah 

maadaama marxalad adag ay ku jirto mandiqaddu, sida kaliya ee looga gudbi karana ay tahay isku duubni iyo in la ixtaraamo dal kasta madax-bannaanidiisa iyo karaamadiisa.

 Ali suleiman

somaliswiss.com

Comments

comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *