Madaxweyne farmaajo oo booqday Dugsiga tababarka ciidanka boliska ee General Kaahiye

Madaxweynaha Dowlada fedralka ah ee somaliya mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo ay la socdaan saraakiil sare oo ka tirsan ciidamada booliska somaliya ayaa maanta booqasho ku tegay Dusiga Tababarka ciidamada booliska somaliyeed ee General kaahiye.

Madaxweynaha ayaa la kulan la qaatay saraakishaa ciidamada booliska somaliyeed,waxanu kala hadlay xaaladaha iyo caqabadaha haysata ciidamada boolisk somaliya.

madaxweynaha ayaa ciidamada booliska iyo taliskaba kula dardaarmay inay ka shaqeeyaan waajibka ka saran amaanka Dalka ,dadka iyo diintaba si gaarana wuxu madaxweynu diirada usaaray sidii ciidamada xooga dalku gacanta ugu qaban lahaa amaanka caasimada somaliya ee muqdisho.

Ali suleiman

somaliswiss.com

Comments

comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *