Madaxweynayaasha Jubbaland iyo Hirshabeelle oo lagu soo dhaweeyay Baydhabo

Madaxweynayaasha maamulada Jubbaland iyo Hirshabeelle aya gelinkii danbe ee manta soo gadhay magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka koonfurgalbeed somaliya oo uuu malinta beri ah ka furmi doono shirka madaxd maamul goboleedyada somaliya.

garoonka diyaradaha ee magalada baydhabo ayaa  waxa goordhaweyd soo gaadhay laba diyaradood oo siday madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe iyo Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare waxana si diiran loogu soo dhaweyey halkasi oo ay ku qabileen madax sare oo ka socota maamulka koonfur galbeed oo ugu horeyo madaxweyanah koonfur galbeed mudane shariif.

Amaanka magaalada Baydhabo ayaa si weyn loo adkeeyay, waxaana la filayaa in dhawaan magaalada ay soo gaadhaan madaxweynayaasha maamulada Galmudug iyo Puntland

Ali suleiman

somaliswiss.com

Comments

comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *