Madaxweynaha somaliland oo munaasibad 18 may hambalyo u diray shacabka

Madaxweynaha somaliland mudane muuse bixi cabdi ayaa manta  dhanbaal hanbalyo ah u diray shacabka reer somaliland taasi oo ku aadan munaasibad 18 may ee xuska qaranimada somaliland

madaxweyne muse bixi oo warbaahinta kula hadalay aqalka madaxtooyada somaliland ayaa shacabka ugu baaqay inay dowladanimada ilaashadaan dadka ku nool geeska afrikan nabad gelyo kula noladaan

halkan ka daawo

Comments

comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *