Madaxweynaha somaliland oo kulan la yeshay labada gudomiye ee xisbiyada mucaridka ah

madaxweynaha somaliland mudane muse bixi   oo uu weheliyo ku xigeenkiisa mudane cabdirahman saylici ayaa qasriga madaxtooyada somaliland kulan kula qaatay labada gudoomiye ee xisbiyada mucaaridka ah ee wadani iyo ucid.

kulankan oo qaatay mudo saacaado ah  oo ay warbaahintu debad joog ka ahayd ayaa markii  uu soo dhamaaday waxa warbaahinta uga warbixiyey afhayeenka madaxtoyada somaliland mudane maxamuud

halkan ka Daawo

Comments

comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *