Madaxweynaha konfur galbeed oo dhagax dhigay wado laamiya

Madaxweynaha dawlada gobaleedka Koonfur Galbeed Somaliya  shariif xasan ayaa manta dhagax dhigay wado laamiya oo isku xiriirin doonta garoonka diyaaradaha iyo madaxtooyada koonfur galbeed.

wadad ayaa waxa iska kaashanaya wasaarada maliyada ee koonfur galbdee iyo wasaarada maaliyada ee dawlada fedralka ee somaliya

halkan hoose ka daawo

Comments

comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *