Madaxweynaha Kenya oo sheegay in 9 Askari ay kaga dhinteyn Qaraxii dhoobley

Madaxweeynaha dalka Kenya Uhuru Kenyaatta oo  si faahfahsan uga hadalayey xalada somaliya iyo ciidamadood ku sugan ayaa sheegay inay  werarkii ay alshabab ku qaaday kolanyo ciidamada kenya ah oo marayey magaalada Dhooble ee gobolka Jubbada- Hoose. ay kagaga dhinteen 9 askari oo ka tirsan ciidamada kenya.

madaxweynaha kenya bayaa tacsi u diray ehelkii iyo qarabadii ay ka baxeen ciidamadaasi wuxuna sheegay inay ku dhinteen qarax lagula eegtay magaalada dhoobley iyagoo u soo gudbaya xuduudka kenya.

ciidamada kenya ayaa ka tirsan ciidamada AMSOM  ee nabad ilaalinta u jooga somaliya waxanay dalka soo galeen sanadkii 2011kii .

Ali suleiman

somaliswiss.com

Comments

comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *