Madaxweynaha Jubaland oo dhaliilay dowlada dhexe, taageerayna dowlada Imaaraadka

Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa safar uu ugu maqnaa dalka dibadiisa oo uu ku soo maray dalalka kenya,imaaradka iyo itoobiya ka dib dalka dib ugu soo laabatay.

madaxweynaha jubaland ayaa ka hadalay xaladaha dalka somaliya khilaafka imaarka carabta iyo somaliya.wuxuna sheegay inay jubaland ahaan tageersan yihiin dowlada imaaradka carabta isagoo dowlada fedralkaah ku edeyey in ay khilaafka wadamada carabta ay dhinac la safan yihiin.

dhanka aklena wuxu  ka hadalay booqasho uugu tegay  qalbi dhagax oo ka tirsan saraakiisha jabhada ogaadeeniya oo dhawaan dowlada somaliya ay u gacan gelisay dowlada itoobiya.

halkan ka daawo

Comments

comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *