Madaxdii hore dalka Xasan Shiikh iyo Shiikh Shariif oo ka qeyb galaya Xafladda Caleema-saarka Farmaajo

Madaxdii hore ee dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynihi hore Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta la filayaa in ay ka qeyb galaan Caleemosaarka Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

Madaxweynayaashii hore ee dalka Soomaaliya ee dalka soo hogaamiyay 8 sano ee la soo dhaafay ayaa lagu martiqaaday Caleemosaarka Xaflada Madaxweeynaha cusub.

Waxaa sidoo kale soo gaaray dalka Madaxweynaha dalka Kenya Uhurru Kenyatta, Raysulwasaaraha Ethopia Haila Mariam iyo Madaxweynaha Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle.

Somaliswiss

Comments

comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Top