Madaaxweynaha Putland oo casuumay madaxda Dowlad Goboleedyada somaliya

Mudane C/wali Maxamed Cali Gaas madaxweynaha maamul goboleedka putaland aya casuumada u fidiyey golaha iskaashi oo ay ku midaysan yihiim madaxda Dowlad Goboleedyada somaliyeed.

 shirkan ayaa ka dhici doona magaalada Garowe 20-ka bisha maarso ee soo socota

waxana looga hadli doona arimo ku saabsan horumarka Dowlad goboleedyada.

halkan ka akhriso warqada casuumada ah

Ali suleiman

somaliswiss.com

Comments

comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *