maamulka konfur galbeed somaliya iyo Qaramada midoobay oo ka wadahadalaya Aminga

Kusimaha madaxweynaha maamul goboleedka  konfur galbeed somaliya ahna wasiirka aminga mudane Xasan Xuseen Maxamed (Xasan Eelaay) ayaa magaalada baydhabo ee xarunta gobalka baay,ku qaabilay saraakiil ciidan oo ka socda qaramada midoobay.

saraakiishan oo ka tirsan booliska Qaramadamidoobay ayaa mudooyinkii danbe maamulka  koonfur galbeed kala shaqaynayey dhisida ciidamada iyo arimaha amaanka.

Bengt Gronlund ayaa horkacayay saraakiishan, waxayna Kusimaha Madaxweynaha ay is dhaafsadeen tallooyin ku aadan suggida nabadgelyada iyo weliba dhismaha Ciidamada Koonfur Galbeed.

ugu danbayntiina saraakiishan oo  dhamaystay mudadii ay xilka ka hayeen qaramada midoobay ayaa shaahaado sharaf gudoon siiyey kusimaha madaxweynaha ahna wasiirka aminga koonfur galbeed.

somaliswiss.com

Ali suleiman

Comments

comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *