Lix ruux Swiss ah oo ku geeryooday Shil bas Waqooyiga Swedn

Shilka oo ka dhashay Gaari weeyn oo kuwa Xamuulka iyo bus yar oo ay wataan dalxiisayaal reer Swiss ah ayaa ka dhacay meel ku dhaw  magaalada  Kiruna ee waqooyiga dalka Swedn.

Shan ka mid ah 6 ruux ee geeryootay ayaa ka soo jeeday Gemeinde Adelboden oo ka tirsan Gobolka Berne

Qunsuliyada Switzerland ee Stockholm oo xiriir la sameeyay goobtu shilku ka dhacay ayaa sheegtay in ay u durtay qaar ka mid ah shaqaalaheeda kuwaas kaalma ka geeysan doona goobta shilku ka dhacay.

Wasiirka Arrimaha dibada dalkaan Switzerland Bundesrat Herr Ignazio Cassis ayaa sheegay in uu aad uga xun yahay geeridaas ku timid  dhalinyarada ku timid isagoo sidoo kale sheegay in murugada uu la qeeybsanayo Qooysaskii ay ka baxeen.

Somaliswiss.com

Comments

comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *