Kooxo hubeysan oo weeraray Guriga Gudoomiyihii hore ee Howlwadaag.

Laba qof ayaa ku geriyooday oo uu mid ka midayahay wiil yar halka qof kalena ku dhawacmay weerar xalay ay koox hubaysani ku qadeen guriga gudoomiyihii hore Dagmada Howlwadaag Mudane Maxamed Abuukar Cali Jacfar.

Afhayeen u hadalay wasaarad Amniga ayaa warbaahinta u sheegay in rag hubaysani ay xalay bambaanooyin ku tuureen Guriga uu kaa degan yahay magalada muqdisho  gudoomiyhii hore ee Degmada Howlwadaag Maxamed Abuukar Cali Jacfar

ciidamada amaanka ayaa badhitaano ka sameyey agaagarka guriga uu degan yahay gudomiyihii hore ee degmada Howlwadag,weli ma jirto cid rasmi ah oo loo soo qabatay werarkaasi .

Ali suleiman

somaliswiss.com

Comments

comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *