Kofi Annan oo ku geeryooday Bern dalkaan Switzerland

Xooghayihii Guud ee Hore Qaramada Midoobay Kofi Annan oo ku geeryooday magaalada Bern ee dalkaan Switzerland.

Kofi Annan oo ku xanuunsanayay Isbitaal ku yaal Bern ayaa maanta oo sabti ah geeryooday.

waxaa lagu xasuusan doonaan isku dayihiisii wanaagsanaa ee la xiriiray nabadeeynta Caalamka ayuu yiri Alt-Bundesrat Adolf Ogi oo saaxiib dhaw ay ahaayeen.

Warbaahinta Switzerland ayaa si weeyn u hadal haysa geerida Kofi Annan kaas oo ay ku sheegeen in uu aad u jeclaa ku noolaashaha iyo dalxiiska dalkaan Switzerland.

SomaliSwiss Media

Comments

comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *