kala bar Bulshada Switzerland oo ku Qanacsan Xaaladooda Dhaqaale

Sawirka (Keystone)

Sida lagu baahiyay daraada la sameeyay 50% Bulshada Switzerland ayaa ku qanacsan Xaaladooda Maaliyadeed halka 28% ay filayaan is badal dhaqaale Sanadkaan 2019.

Sanadkii hore 2018 5 Deegaamo ka tirsan Gobolada ku hadla afka Faransiiska ee dalkaan Switzerland ayaa filayay in xaaladooda dhaqaale ay sii xumaanayso sida ay baahisay Haayada innofact balse snaadkaan 2019 ayaa lagu waramayaa in 16% uu hoos u dhacay hal beegii hore.

Seddex Meelood 29% bulshada dagan Gobolada faraniiska ku hadla ayaa ku qanacsaneed Xaaladooda Maaliyadeed marka la barbar dhigo Laba sano ka hor oo uu ahaa 39% dadka jeeb yarida ka cabanaya.

Dhanka kale Dumarka 5tii Haween ahba mid un baa Awooda in ay Baahiyaheeda Maaliyeed kaafiso halka Afarta kale ay ka cabanyaa daruufo dhaqaale.

Warbixintaan ayaa ugu dambeeyn lagu sheegay in raga ku dhaqan ay ka jeeb iyo Nolo roon yihiin Haweenka oo Baahidooda Maaliyadeed lagu sheegay mid aad u ga badab raga ku dhaqan dalkaan Switzerland.

Somaliswiss.com

Comments

comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *