Kaalmeeynta bulshada ( Ceeyrta ) oo korortay 53% Switzerland.

Waxaa lagu waramayaa in 2005 ilaa 2015 aad u kordheen lacagaha lagu bixiyo Caawinta bulkshada oo ahayd 1.7 billion uu hada gaaray  2.6 Billion.

bulshada Ceeyrta ku noolka ah ayaa kordhay 11.8% iyagoo ahaa 237.000 halka uu iminka ay gaareen  266.000 sida lagu sheegay qoraaal ka soo baxay  SKOS

Gobalada Ceytra xoogeeda qaatada waxaa ka mid ah sida kuwa ku hadla Faransiika Neuchâtel (7.2%), Geneva (5.5%)  iyo  Vaud (4.8%), Kor u kaca celcelinta swisska (3.2%).

Magaaalooyinka looga hadlo Germalka sida Basel (5.9%)  Bern (4.2%) Luzern (2.2%) iyo  Zug (1.7%).

waxaaa sidoo kale korarku uu saameeyay tuulooyinka gobolada Graubunden (1.3%), Uri (1.1%), Obwalden (1.0%), Nidwalden (0.9%) and Appenzell-Innerrhoden (0.8%)

By Ahmed Tooyo

tooyo@somaliswiss.com

Wariye Somaliswiss.com

Comments

comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Top