Jiirka (Dooli ) oo ka qeeyb galaya Baaritaanada Miinooyinka.

Xayawaanka Jiirka ayaa la ogaaday in uu yahay mid Caqli iyo garasha u saaxiib ah hadii uu halo tababar dhamaystiran.

Seynisyahanka reer Biljam Bart Weetjens oo keenay fikirkaan la xiriita tababarka Dooliga kaas oo marka uu helo Maadooyinka la xiriira Bombooyinka iyo wax yaabaha qaraxa sanka la raacaya isla markaan culayskii oo yar aysan ka dhalanayn wax qarax.

Balse hada waxaa socda Tababarka Jiirka weeyn ee Africa kuwaas Tababar 9 bilood ah ku qaadanaya dalka Tansaaniya,.

waxa ay sidoo kale xiligaan Jiirarka qaarkood ku howlan yihiin Miina Baarid dalalka Congo iyo Cambodia.

Jiirka ( Dooliga) Tababaran ayaa midkiiba ku faniya 5000 Kun oo lacagta Swiss CHF

Somaliswiss.com

Comments

comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *