Jadwalka Xafladda caleema saarka Farmaajo, Waqtiga ay bilaabaneyso iyo Madaxda ka hadli doonta

Caleemasaarka madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta ka dhacaya magaalada Muqdisho ayaa lasheegay inay kasoo qeyb geli doonaan madax kala duwan.

Waxana idin soo gudbin doonnaa Jadwalka xafladda caleemasaarka madaxweynaha iyo madaxda khudbadaha ka jeedin doonta munaasbadda oo ay ka dhex muuqdaan xubno kala duwan.

6:00 – 10:30 – Soo gelitaanka Martida

10:30 il 11:30 – Madadaallo iyo suugaan

11:30 – 11:45 – Furitaanka iyo kalmadda guddoomiyaha Guddiga qaban qaabada caleema-saarka Madaxweyne Farmaajo ahna wasiirka Qorsheynta Cabdiraxmaan Ceynte.

11:50 – 12:10 – Kalmadda Wakiilka Qaramada Midoobay, xoghayaha guud ee qaramada Midoobay Macheal Keating.

12:10 – 12:30: – Kalmada Wakiilka Midowga Africa Francisco Madeira

12:30 – 12:50: – Kalmadda Jabuuti: Mudane Ismaaciil Cumar Gelle

12:50 – 1:10: – Kalmada Itoobiya: Hailemariam Desalegn Boshe

1:10 – 1:30: – Kalmada Dowladda Kenya: Mudane Uhura Kenyatta

1:30 – 1:50: – Khudbadda Madaxweynihii hore ee Xasan Sheekh Maxamuud

1:50 – 2:20: – Khudbadda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo

GABAGABO

Comments

comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Top