Hay’adaha Amaanka Dalka oo war ka soo saray kulanka Golaha shacabka

Warsaxaafaded ka soo baxay Hay’addaha Amniga Dowladda Federaalka somaliya ayaa lagu shegay arimo badan oo ku saabsan sidii loo sugi lahaa kulanka golaha shacabka.

warqadan ayaa waxa si rasmi ah usoo wada saaray saaray Talisyada ciidamada Booliska, Xoogga dalka, Nabad Sugidda iyo Asluubta, waxayna kaga hadleen ilaa Saddex qodob oo quseeya kulanka Baarlamaanka.

Halkan ka akhriso

Comments

comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *