Haweenka waxbartay oo kordhay dalkaan Switzerland

Heerka tacliinta sare ee gabdhaha dalkaan Switzerland ayaa kor u kacay 20kii Sano ee u dambeeyay.

Haweenka wax bartay ee Shahaadooyinka sare heeysta ayaa gaaray 42.3.% halka ragu ay yihiin 34.7% taas oo ah markii ugu horeeysay ay haweenku horseed u noqdaan waxbarashada tacliinta sare.

balse haweenka ayaa wali shaqeeya (Part Time ) Shaqo aan dhamaystirnaan arintaas oo la xiriirta heeyta Caruurta iyo howlaha Guriga.

Somaliswiss.com

Comments

comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *