Guddoomiye Maxamed Mursal oo daah furay shirka Dastuurka qabyada ah

Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan Guddoomiyaha Golaha shacabka ahna ku simaha Madaxweynaha Soomaaliy maanta si rasmi ah u daah furay shir kusaabsan arimaha dastuurka qabyada ah ee somaliya,shirkaasi oo socon  doona mudo laba maalmood ah

madashan shirka laga furayey ayaa waxa ka soo qayb galay masuuliyiin sare oo ka socda xukumada fedralka ah oo uu ka mid yahay Ra`iisul Wasaaraha xukumadda Fedraalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo sidoo kale  Guddoomiyaha aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdulaahi, xubno kale oo isugu jira xildhibaano,wasiiro  iyo xubno ka socda maamul goboleedyada ka tirsan dowlada fedralka ah iyo sidoo kale qaybaha kala duwan ee shacabka oo si dhow ula socondoona deib u eegista dastuurka somaliya.

munaasibada aya waxa soo qaban qaabiyey Wasaarada Arimaha Dastuurka Soomaaliya iyo Guddiga labada aqal ee Baarlamaanka 

Ali suleiman

somaliswiss.com

Comments

comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *