Fannaanadii Caanka Ahayd Ee Sahra Axmed Jaamac Oo Geeriyootay

Allaha u naxariiste waxa saaka magaalada Hargeysa e casimada somaliland ku geeriyootay Fanaanadii weynayd ee sahra Axmed Jaamacoo ka mid ahan jirtay Hobaladii caanbaxay ee somaliyeed ee Waaberi.

sahra Axmed Jaamac ayaa maalmihii u  danbyey xaanuun u jiiftay cisbitalka Gargaar ee magaalad hargeysa waxanay ugu danbay geeriyootay saak sida ay xaqiijiyeen dhakhaatiirta cisitaalka iyo masuuliyiinka tirsn maamulka somailand.

Sahra waxay ay ka mid ahayd fannaaniinta ugu waaweyn ee Soomaaliyeed, codkeedana si aad ah ayaa loo jeclaa.

Ali suleiman

somaliswiss.com

Comments

comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *