Ergeyga Qaramada Midoobey Oo La Kulmay Madaxweynaha Somaliland

Madaxweynaha Somaliland mudane muuse bixi ayaa manta aqalka madaxtooyada ku qabilay ergeyga gaarka ah ee qaramada midoobay u qabilan arimaha somalida.

ergeyga gaarka ah iyo madaxweynaha somaliland ayaa ka wada ghadlay arimo badan oo muhiim ah oo ay ka midyihiin xalada degaanka tukeraq opo ay isku horfadhiyaan ciidamada mamulada somaliland iyo putland

Halkan ka Daawo

Comments

comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *