Ereyga nabad iyo nolol oo muran ka dhaliyey golaha shacabka

xildhibaanad golaha shacabka ayaa maanta waxa u muran xoogani ka dhashay erayga nabad iyo nool  ka dib markii wasiirka ganacsiga  ee somaliya uu maanta golaha horkeenay xeer ka gacansiga e ay somaliya yeelan doonto 

xildhibaan fiqi oo ka tirsan golaha shacabka ayaa sual ka weydiiyey wasiirka gacansiga sababta erayga nabad iyo nolol loogu daray sharciga 

halkan ka daawo

Comments

comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *